HomeXisbiga Ka Taliya Spain Oo Lumiyay Aqlabiyaddii

Xisbiga Ka Taliya Spain Oo Lumiyay Aqlabiyaddii

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Spain(SLpost)-Hannaanka siyaasadeed ee dalka Spain ee ku salaysan labada xisbi ee waa weyn ayuu isbadal ku yimid kaddib markii laba xisbi oo cusub ay guulo ka soo hooyeen doorashada guud ee dalkaasi.

Xisbiga caanka ee talada haya ayaa waxa uu lumiyay aqlabiyaddii uu ku lahaa baarlamanka, hasayeeshee weli waxa uu ku guulaystay kuraas aad u badan.

Hoggaamiyaha xisbigaasi, Mariano Rajoy, ayaa sheegay in uu isku dadayo in uu soo dhiso dowlad cusub, balse waxa uu ka digay in taasi aanay fududaan doonin kaddib sanado uu dalka ku jiray barnaamijyada gunti-giijiska ee lagu badbaadinayay dhaqaalaha.

Waxa uu sheegay in dadka dalkaasi ay ogyihiin in Spain ay soo martay afar sano oo aad u adag isla markaana xukumaddiisu ay sameysay wixii ay sax u arkaysay.

Dhanka kale, Xisbiga Hantiwadaagga ayaa waxa uu soo galay kaalinta labaad doorashadii guud ee shalay dalkaasi ka dhacday.

Hoggaamiyaha Xisbiga Hantiwadaagga ee Shaqaalaha, Pedro Sanchez, ayaa xarunta xisbiga ee Madrid kula hadlay taageerayaashiisa, waxa uuna u sheegay in dadka reer Spain ay doonayaan isbadal siyaasadeed.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories