DOOXO-GUBAN Maxaad Ka Taqaannaa?
Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Dooxoguban oo ka tirsan gobalka Saaxil, deegaankaas ayaa ah mid ay ku yaalaan dhul...
Wasiirka Ganacsiga Oo Sixirbararka Dalka Ka Jira Ku Tilmaamay Mid Ubaahan In Si Qaran Loo Waajaho
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka ganacsiga Muuse Qaasim ayaa daboolka ka qaaday in sixirbararka dalku uu gaadhay heer aanay wasaarada ganacsigu xakamayn karayn, waxaanu sheegay in si qaran...
Jamaal iyo Somaliland
Saaxiibkay Jamal Ali Hussein waa ruux wanaagsan, daacad ah, aammin ah, gacan furan oo weli ba arrimaha samafalka si mug leh oo aan istus...
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Ka Haday Shaqo La’aanta Dalka
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Cali Sandule ayaa ka hadlay shaqo la'aanta dalka ka jirta iyo shaqo abuur ay ku talo jiraan, waxa uu...
Lawyo-caddo: Wiil Ka Sheekeeyay Sida Uu U Dhacay Kufsi iyo Jidh Dil Loo Gaystay Dhalinyaro Jabuuti Ku Socday
Hargeysa(SLpost) Kiiska laba hablood oo la sheegay in lagu kufsaday deegaanka Lawyacaddo ayaa laga dayrinayaa dhaqaajintiisa,waxaanaa xidhan dhawr iyo toban eedaysane oo loo qabtay...
Wasiiro Tiro Badan Oo Booqday Beebka Biyaha Ee Hargeysa Lagu Soo Wado
Hargeysa(SLpost)-Wasiirada wasaaradaha madaxtooyada,qorshaynta iyo khayraadka biyaha ayaa booqday beebka biyo baaadhinta ee lagu soo wada Hargeysa, kaas oo aan wai soo gaadhin magaaadda. https://youtu.be/k2oq-TNwxcw
Afar iyo Bar(4.5): Yuusuf Garaad
Bishii Sebtember 1999 ayay ahayd markii Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo xilka hayay dhowr bilood uun, uu ka istaagay magaalada New York shirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

