HomeWasiirka Waxbarashada Oo Sheegay Inay La Xisaabtami Doonaan Macalimiinta Ay Tabobareen ee...

Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay Inay La Xisaabtami Doonaan Macalimiinta Ay Tabobareen ee Dugsiyada Gaarka Ah U Shaqo Tagay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)–Wasiirka waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habanne (Cabdilaahi Dheere), ayaa daboolka ka qaday inay la xisaabtami doonaan macalimiinta dugsiyada dawladu ay u soo tabobartay kuwaas oo u shaqo taga dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Waxa uu wasiirku sheegay inay wakhtigan ay u guntanayaan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen waxbarashada dugsiyada dawliga ah, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Inagu (dawladda) waxaynu haysanaa waxyaabo badan, hadana inagoo wax badan haysana macalinkii tababarnaa wuu inaga tegay. Tababar ayaa la geliyay, kharash ayaa la geliyay, wasaaradda waxbarashadda ayaa loo tababaray, wixii hadda ka danbeeya heshiis ayaan la gelaynaa. Ma waxaynu u tababaraynay in uu iskuul kale oo gaar loo leeyahay u shaqo tago, mise in uu wax ku soo celiyo bulshadii, ilayn hanti ummadeed ayaa ku baxdaye”ayuu yidhi wasiir C/laahi Dheere.

Isagoo hadalkiisa sii watyan waxa uu yidhi “Waxaa loo baahan yahay in aynu kabno tacliinta dugsiyadda hoose dhexe ee dawliga ah, waayo aasaaskii waxbarashadu waa idinka (maamuleyaasha), anaguna (wasaaaradda) waanu idinla soconaynaa. Wax Allaale iyo wixii la heli karayaba waanu raadinaynaa, idinkana is-xil qaam ayaa la idinka doonayaa. Idinma odhanayno aduun baad haysaan, oo kaaf-doon ayaad tihiin, laakiin waxaanu idin leenahay dedaalkiina iyo kartidiina, is-xil-qaama oo wax qabta. Oo ninka inoo shaqaynaya iyo ka aan inoo shaqaynaynin ha inoo kala duwanaadaan.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories