Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Baarlamanka Burundi Oo ka Shiray Ciidamada Midawga Afrika Doonayo inuu Dalkeeda Geeyo

Burundi(SLpost)-Baarlamaanka dalka Burundi ayaa maanta yeelanaya dood ku saabsan waxa ay ka yeelayaan go'aanka Midowga Afrika ee uu dalkaasi ugu dirayo ciidamo nabad ilaalin...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Soo Laabtay Socdaalkii Itoobiya Sheegayna In La Fududaynaayo Isku Socodka Shacabka

Hargaysa(SLpost )- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed WaranCadde oo Safar Shaqo uugu Maqnaa Dalalka Ethiopia Iyo Kenya ayaa Maanta Dalka Dib uugu...

Turkiga Waa Dalka Labaad Dunida Ee Ka Ganacsiga Musalsallada, Sannad Kastana $280 Milyan Ayuu Ka Helaa

Ankara (SLpost)- Agaasimaha fulinta ee shirkadda Global Agency ee dalka Turkiga Cizat Beyntu ayaa sheegay in dakhliga dalka Turkiga ka soo gala iibka filimmada...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Gaadhay Oodweyne Kormeerana Sameeyay

Oodweyne(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare iyo taliyaha ciidanka asluubta Somaliland ayaa gaadhay magaalada Oodweyne isla markaasna kormeeray xabsiga iyo goobo kale oo magaaladaas laga samayaanyo.     https://youtu.be/Kj-CdfvzU-k

Gudida Difaaca Qaranka iyo Arimaha Gudaha oo Suaalo Waydiiyay Taliyaha Booliska Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Gudida difaaca qaranka iyo arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan suaalo lagu waydiinaayay la qaatay taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan. Kulankan...

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Haday Mucaaradka Ku Kacsan, Qaladaadka uu Galay Intuu Xilka Hayay iyo Dhaqaaaha Ay Ka Helaan Ciidamada Shisheeye

Jabuuti(SLpost)-Madaxweyneha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi laga qaaday kaga hadlay mucaaradka ku kacsan,khaladaadka uu galay intii uu xilka hayay qaar ka mid ah...

Hal Aan Ka Idhi Buuga “100 Tallaabo Hore U Qaad”

Mahad oo dhammi waxa ay u sugnaatay Eebbe korreeye. Allaha inna siiyay maskax iyo garasho aynnu kaga duwannahay noolaha kale ee rabbi uumay. Rabbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img