Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ururka Solja Oo Warbaahinta Tababar Ugu Qabtay Boorama

Boorama(SLpost) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa tababar socon doona sadex cisho oo ku saabsan  sharuuucda Saxaafadda iyo mabaadiida aas aaska u ah xorriyatal...

Waftigii Imaaratiyiinta Ahayd Oo Gacan-libaax iyo Buuralayda Lagu Martiqaaday

Saaxil(SLpost)-Weftigii ka socday Dawlada  Imaaraadka Carabta ee Shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera ayaa maanta kormeer ku soo maray Deegaamo ay ka...

David Cameron oo booqanaya dalka Lubnaan

 Ra'iisalwasaaraha Britain, David Cameron, ayaa booqanaya Labnaan si uu u arko sida loo isticmaalo gargaarka Britain ay bixiso. Britain ayaa bixisay in kabadan hal iyo...

Soomaalilaan Ka Weyn 1991-dii

  Dhacdo iyo afarteeda dhardhaar, sababtii keentay, saamayntii ay la timid, goobtii iyo goortii iyo gorfaynteeda ayaa ay ka timaaddaa maaddada weyn ee loo yaqaan:...

Gudoomiye Cirro Oo Daahir Rayaale Ka Tacsiyeey Geeri ku timi Ayeydii oo maanta lagu aasay magaalada Borama

Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanka, guddida fulinta, golaha dhaxe, garabadda...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Baaqay In La Anshaxmariyo Shirgudoonka wakiilada ee Dagaalmay Kana Digay In Midkood Xilka Laga Qaado

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin ayaa gudida joogtada ah ee golaha wakiilada faray inay anshax mariyaan labada gudoomiye ee golaha...

Cali Khaliif Oo Sheegay Inay Wadahadal Nabadeed La Galayaan Somaliland

  Sool(SLpost)-Hoggaamiyaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inuu magacaabayo guddi ka kooban qaybaha maamulkiisa oo Somaliland wada xaajood la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img