Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Jabuuti Oo Gaadhay Hiiraan

Hiiraan(SLpost)-Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifataax Xassan Afrax  iyo taliyaha guud ee ciidammada dalka Jabuuti, Jen. Zakariye Sh. Ibraahim oo ay Weliyaan Saraakiil ka tirsan...

Wafti Ka Socda Dalalka Doorashooyinka Somaliland Ka Caawiya Oo Dalka Soo Gaadhay  

Hargeysa (SLpost) Wafti ka socda Waddamada Somaliland ka taagera dhinac Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada  ayaa maanta ka soo daegay  Madaarka Hargeysa. Waftigani u imanayaan Arrimaha Doorashoyinka...

Boqorka Sucudiga oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Xaramka iyo Goobtii Wiishku Ku Soo Dhacayba

Hargeysa(SLpost)-Boqorka dalka Sucuudiga Amiir Salmaan ayaa booqasho ugu tagay dadkii ku waxyeeloobay wiishkii dhawaan ku soo dumay Xaramka, waxaanu sida oo kale tagay isla...

Militariga Masar oo dalxiisayaal dilay

  Masar(SLpost)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Masar ayaa sheegeysa in 12 qof oo ay ku jiraan dalxiisayaal u dhashay dalka Mexico si khalad ah loogu...

Waraysi Xaasaasi ah oo La’la Yeeshay Musharax Jamaal Cali Xuseen

Hargyesa(SLpost)-Waraysigan ayuu musharax Jamaal Cali Xuseen kaga hadli doonaa arimo badan oo la xidhiidha xaalada dalka, xisbigooda Ucid iyo Doorashooyinka. https://youtu.be/H7dUYVNI3j8

Toonta, Baytaraafka Iyo Muusku Waxa Ay Ka Mid Yihiin Cuntooyinka Dalkeenna Laga Helo Ee Dhiig-karka Dejiya

Hargeysa (SLpost)- In badan ayaa ya haayadda caafimaad adduunka ee WHO ka digtay khatarta uu dhiig karku ku keeni karo wadnaha, xididdada dhiigga, maskaxda...

”Wadaaddu beerka xaydha leh way cunaane, Ilaahay maad ka yaabtaanoo na siisaan?”

  Mid suufi ah ayaa beri safar galay, sida la soo wariyey. Sheekh wayn oo laga barakaysto iyo mid yar oo soo alaamiitayna toona muu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img