HomeWaftigii Imaaratiyiinta Ahayd Oo Gacan-libaax iyo Buuralayda Lagu Martiqaaday

Waftigii Imaaratiyiinta Ahayd Oo Gacan-libaax iyo Buuralayda Lagu Martiqaaday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Saaxil(SLpost)-Weftigii ka socday Dawlada  Imaaraadka Carabta ee Shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera ayaa maanta kormeer ku soo maray Deegaamo ay ka mid yihiin Sheekh, iyo Tuulooyinka hoos yimaada, iyaga oo uga sii gudbay dhinaca Buurta Gacan libaax oo ay weftigan uu hogaaminaayey Safiirka Somaliland u fadhiya Imaaraadku ay ku lahaayeen Casuumad qado sharaf ah oo ay ugu talo gashay Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo iyagu weftiga kormeer ku geysay goobo muhiima oo ay ka mid yihiin seerayaal ay si weyn isaga kaashadeen Wasaarada Deegaanka iyo Hay’adda Candlelight iyo Buurta taariikhiga ah ee Gacan libaax, waxa kale oo ay soo kormeereen dhismayaal qadiimi ah oo la sheegay in Ingiriisku dhisay 1952kii. waxa isna ka mida ahaa masuuliyiinta weftiga soo dhaweeyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda Mudane Keyse Guray.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 

 

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 Kormeerka maanta oo ahaa mid ay ugu kuurgelayeen weftiga imaaraadku inay xogogaal u noqdaan xaalada guud ee deegaamada gobolada Saaxil iyo Maroodijeex, waxaanay halkaasi kala kulmeen soo dhawayn balaadhan oo ay u sameeyeen masuuliyiinta iyo dad weynaha ku dhaqan deegaamada  Sheekh, Tuulooyinka iyo degmada Go’da weyn.

weftiga oo uga mahadnaqay sida qiimaha badan ee loo sooryeeyey loogana caawiyey inay indhaha ka soo qaadaan deegaamadaasi ayaa u soo caraabay dhinaca magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories