HomeGudoomiye Cirro Oo Daahir Rayaale Ka Tacsiyeey Geeri ku timi Ayeydii...

Gudoomiye Cirro Oo Daahir Rayaale Ka Tacsiyeey Geeri ku timi Ayeydii oo maanta lagu aasay magaalada Borama

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...
Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanka, guddida fulinta, golaha dhaxe, garabadda haweenka iyo dhallinyarta iyo dhammaanba afka taageerayaasha xisbiga WADDANI, waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa madaxweynahii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Ra’yaale Kaahin, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi ayeydii Marxuumad Khadiija Yusuf Yoonis oo maanta ku geeriyootay magaalada Boorama ee gobalka Awdal.
Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaa uu sida oo kale uu tacsi taas la mid ah u dirayaa ehelkii, qaraabaddii, iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumada Khadiija Yusuf Yoonis, waxaana uu marxuumadda ku sifeeyey in ay ahayd qof wanaagsan oo Alle ka cabsi badan.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaa kale oo uu Marxuumadda Illaahay uga baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii jannatul Fardawsana uu ka waraabiyo, sida oo kalena uu ehelkii, qaraabaddii, asxaabtii iyo dhammaanba shacabka Somaliland uu samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin Amiin.
Xafiiska Warfaafinta Xisbiga WADDANI.
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories