Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“We are very happy with the progress we have made through the high level Aid coordination forum process in the past..” President Silanyo

    Speech by President Silanyo 8TH AHigh Level Aid Coordination forum 15 September 2015   You Excellences and Ambassadors, Honorable ministers, distinguished guests, ladies and gentlemen, I wish to...

Madasha Wadatashiga oo Si Adag Uga Hadashay Wareejinta Haamaha Shidaalka

  Hargeysa (SLpost)-Madasha wada-tashiga Somaliland ayaa si adag uga hadlay khilaafkii dhawaan ka dhex qarxay Xukuumadda iyo Wakiilada, ee salka ku hayey wareejinta Haamaha  iyo...

Loolanka KULMIYE Oo Isa Soo Taraya Iyo Wasiir La Filayo Inuu Dhawaan Ku Dhawaaqo Inuu Musharax Ka Yahay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga

Hargeysa(SLpost)-Iyadoo aan weli la cayimin wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo qodobada lagu go’aamin doono ay ka...

Maansada Hilaad Oo Ka Hadlaysa Wakhti

Waa Maanso Gaaban Oo Ka Hadalaysa Waayaha Aduun Iyo Kala Duwanaashaha Koonkan Dushiisa Ka Jira Wakhtigu Wuu Ku Haybiyaa Dharaar Buu Kula Hadlaa Haldoor Buu Kaa Dhigaa Hankaaguu...

Hungary oo Xadkeeda Ku Xidhay Taar Adag Islamarkaasna Dhaqan Galinaysa Sharci Adag

  Hungary(SLpost)-Dowladda Hungary ayaa silig adag ku xidhay xadka ay la wadaagto Serbia oo ah halka ay ka soo galayeen qaxootiga, saacado ka hor inta...

Maxamuud Raage Oo Madaxweyne Siilaanyo Fariin U Soo Diray

UK(SLpost)-Xoghayaha siyaasada ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamuud Raage ayaa madaxweyne Siilaanyo u soo diray fariin, isla markaasna ka hadlay xaalada dalka.     https://youtu.be/jgD492SFciQ

Macalin:-Haddii Lagu Hagraday Waa Inaad Hadashaa

Wasaarada maaliyadu in muddo ah waxay la kulmaysay madaxda wasaaradaha, hay’adaha kale ee dawlada iyo talisyada ciidamada kala duwan si qolo kasta loo la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img