HomeSoomaalilaan Ka Weyn 1991-dii

Soomaalilaan Ka Weyn 1991-dii

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Dhacdo iyo afarteeda dhardhaar, sababtii keentay, saamayntii ay la timid, goobtii iyo goortii iyo gorfaynteeda ayaa ay ka timaaddaa maaddada weyn ee loo yaqaan: taariikh. Dhacdadaa iyo kuwo badan waxa ay sii balballaadhiyaan sooyaalka. Shan arrimood kama maarmo qofka taariikhda aqoon ahaan u barta ama waaya’aragnimo ku hela. Afar waa tiirar, oo waa afartaa kor ku xusan, mid na waa dhaqan, oo waa caddaalad. Shantaa qofka ay ka wada maqan yihiin ama midh ka maqan yahay, waxa laga sugo waa in uu sooyaalka, ugu yaraan tushuush ku furo.

Dhiganaha la farafareeyay ee loo yaqaan ‘Muqaddimah’ ee uu qoray buunigii filosoofka ahaa ee Ibnu Khalduun IHUN, waxa uu aad iyo aad uga ga hadlay muhiimadda ay lee dahay taariikhda iyo ilaalinta rukunnadeeda.

Somaliland iyo Somalilands qofka aan kala aqoon mugga fikir iyo siyaasad ee u dhexeeya; qofka juqraafiga siyaasadeed ee guud ahaan geyiga Soomaaliyeed, gaar ahaan waqooyi-galbeed aqoon; qofka aan kala saarin karin danaha dhaqan iyo siyaasadeed; qofka Soomaalilaanta siyaasiga ah sidii ay u dhisantay iyo heerrarkii ay soo martay (eegga na marayso) ogaal iyo waaya’aragnimo shishe u lahayn; ee xogta uu hayaa ay tahay aabbahay ayaa sidaa igu yidhi, adeerkay oo sidaa lahaa ayaa aan maqlay iyo awoowe oo sii dhimanayey ayaa intaa ii sii guntay; waa qof in uu, si toos ah, uga madhan yahay aqoonta sooyaalka ka dambow, garasho ahaan aad u liita, oo xadhko aan muuqanin maankiisa, si adag, ugu xidhan yihiin!

Gebagebo. Mar mar waxa aan is weyddiiyaa: Soomaalilaan ma dadkii 1991-dii ka horreeyay ayaa xogteeda haya, mise dadkii maalintii Axadda dhashay? Iyo Soomaalilaan yaa wax laga weyddiinayaa? Gunaanadkii, arrin ayaa ii muuqata oo sanadihii dambe soo labakaclaynaysay. Imisa ayaa aan lahaa dhallinta yar yar yar yaa aan la waalin, khuraafaad iyo khusacbalaat loogu sheekayn, oo nolosha laga ga cayaarin. 24 jirka maanta waa moogane weyn. Oo weyn!!!

Maxamed Cabdirisaaq

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories