Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

LAASQORAY: Roobab Duufaanno Wata oo xoolo badan ku dhinteen

Laasqoray(SLpost)-Roobab xoog badan oo daadad iyo duufaanno wata ayaa ka da’ay deegaanada hoos yimaada degmada Laasqoray ee gobolka Badhan. Waxa dhibta ugu badan ee...

Sucuudiga oo ka Warceliyay Eedda Iiraan

Jiddah(SLpost)-Maamulka Sucuudiga ayaa waxa ay si adag u beeniyeen wararka sheegaya in meesha dadka badan ay ku dhinteen ee Jamaratka inay sababtay in madax...

Hubka Maraykanka Oo Gacanta U Galay Alqaacida

Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad...

Faroole oo Madaxweynaha Soomaaliya u Soo Jeediyay in uu Is Casillo

  Garoowe(SLpost)-Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee...

Unuggii Qarsoonaa!

  Muuqaalkiisa guud,guulane waxa uu guudkiisa sudhay dherer qurxoon,wallaw hadadda dhabarkii soo gotay,sida qaansada,timo wayn oo cad, oo cufan.   Marka horeba waa iilla muuqday in uu...

Xukuumadda oo Ka hadashay Xadhiga Salaadiinta Iyo Taliye-xigeenka Laanta Socdaalka

Hargaysa(SLpost)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay sababta keentay in la xidho taliye xigeenka laanta socdaalka Somaliland  Gaashàanle Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) oo...

Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Xadhiga Iyo Ugaadhsiga Suxufiyiinta Berbera Xukuumaddana Baaq U Diray

  Hargaysa(SLpost)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka qayliyey talaabada xukumaddu ku xidhay Wariye Maxamed C/laahi Soofadhiiste, islamarkaana ku baadigoobayso wariyeyaal kale oo loo haysto...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img