Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Gudoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Xal U Helida Khilaafka Golaha Wakiiladda

  Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro" ayaa dalka maanta dalka ku soo laabtay...

Sheekh Aadan Siiro oo Abaalmarin Gudoonsiiyey Wiil Yar oo Agoon ah oo Masaajidka Xawaadle Xoogiisa ku Caawiya, Kana Hadlay Arrimo Dalka ka Jira.

Hargeysa (SLpost)- Khadiibka Masjudul-Qubaa (Xawaadle) ee magaalada Hargeysa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Siiro) ayaa Shalay Abaal marin guddoonsiiyey Mustafe Naasir Ibraahim oo...

Garnaqsi Wiil Yar oo Soomaali ahi u Diray Siyaasi Madaxtinimada Maraykan U sharaxan

Waxa Ay Jawaabta Wiilkan Somali-Amerikanka Ahi Soo Jiidatay Indhaha Ra’yul-caamka Maraykanka ee hadalka Musharraxani XAjiimeeyey Washington (SLpost)- Wiil laba iyo toban jir ah oo Soomaali-Ameerikaan...

“Waxa Uu Ahaa Sikhi Gacan Furan Oo Faxal Ah Iyo Geesi Dulmiga Ka Badheedha”

  SULDAAN GALAAL:   Milicsiga Shakhsiyaddii Suld. Galaal & Geesinimadiisii Ay Faxalnimadu Ku Ladhnayd Qalinkii: Ambassador Keysar Cabdillaahi Maxamed- Safiirka Wareega ee Jamhuuriyadda Somaliland Marka hore waxaan...

MAGAC BOOB LAGUMA HELO!

  Bal hadda ka fikir adiga oo ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Hargeisa oo markaad diyaaraddii ka soo degtay ad aragtey iyada oo ay...

Kenyan Court orders teachers to suspend strike for 90 days, return to class immediately

  The Employment and Labour Relations Court has ordered teachers’ to suspend ongoing strike for 90 days to give room for negotiations and return to...

Hashu Maankayga Gaddaye Ma Masaar Bay Liqday: Haamaha Shiidaalka Berbera!

  Mushkiladdu waxa aan u malaynayaa in aanay ahayn in haamaha ganacsato madaxbannaan lagu wareejiyo ee waa sida loogu wareejinayo iyo kuwa lagu wareejinayaa waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img