HomeSucuudiga oo ka Warceliyay Eedda Iiraan

Sucuudiga oo ka Warceliyay Eedda Iiraan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jiddah(SLpost)-Maamulka Sucuudiga ayaa waxa ay si adag u beeniyeen wararka sheegaya in meesha dadka badan ay ku dhinteen ee Jamaratka inay sababtay in madax loo xiray qaar ka mid ah jidadka si ay u maraan.

In kabadan 700 oo qof ayaa dhimatay kaddib markii ay isku duldaateen, dadkii xujayda eek u sugnaa Mina.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Sucuudiga waxa uu sheegay in sheegagashada noocaasi ah inay tahay mid naceyb ah, aysanna marna run ahayn.

Wararka sheegaya in jidadka madaxda mareysay loo xidhay waxa uu ka soo bilowday warbaahinta Shiicada Iiraan.

Iiraan oo 131 qof ay dhacdadaasi uga dhinteen waxa ay sheegtay in sucuudiga ay ku eedeynayaan maamul xumo, waxayna dalbatay in kuwa ka dambeeya arrintaasi dacwad lagu oogo.

Sidoo kale, sheekha culimada Sacuudiga ugu weyn, Sheekh Cabdilcasiis bin Cabdulaahi Aal Sheekh, ayaa sheegay in isjiidhiddii toddobaadkan ka dhacday xajka ee ay ku dhinteen inkabadan toddobo boqol oo qof inay ka waynayd awoodda bini’aadanka.

Muftiga ayaa u sheegay wasiirka arrimaha gudaha Amiir Maxamed bib Nayef, inuusan qalad ku lahayn masiibadii ka dhacday xajka, sababtoo ah amarka Ilaahey ayaan la joojin karin.

Iran iyo waddamo kale oo dadkooda ay ku dhinteen isjiirka ayaa dhaleeceeyay masuuliyiinta Sacuudiga sida ay u sugeen ammaanka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories