Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne, Naga Qabo Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo Hoggaanka Hawl-gelinta

  Waxay ahayd 15kii May sannadkii 2012ka markii ay shaqaaqo ka dhacday dhul ku yaalla meel u dhow Xerada Soodaanta ee Bariga Hargeysa, halkaas oo...

BOORAME: Wasiir Garas Oo Ka Hadlay Wiil Yar Oo Gacanta Booliska Ku Baxay iyo Dareenka Weerarkii Ramaax

  Boorama(SLpost)- Wasiir kuxigeenka wasaaradda ciyaaraha ayaa sheegay in wiil dhalin yaro ahi ku geeriyooday rasaas ka qaraxday Askari markii ay dhammaadeen ciyaartii shalay galab...

Garsoore Baastoolad Ula Soo Baxay Ciyaartooy

  Rio de Janeiro (SLpost)- Ciyaar kubadda cagta ahayd oo ka dhacaysay dalka Brazil ayaa mar keliyo isu beddeshay xaalad colaad iyo cabsi badan kadib...

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiilada Oo Dawladda Hoose Ee Burco Xafiisyada U Faaruqisay iyo Jawaabta Maayar Muraad Ka Bixiyey

  Burco(SLpost) - Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka musuqmaasuqa u qaabilsan golaha wakiillada Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay  Arbacadii shalay ahayd ku qabteen...

Talliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Xubno Dablaydii Ramaax Weerartay ah Oo La Qabtay iyo Tirada Dad kale oo Loo Xidhay Tuhun

  Boorama(SLpost) - Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay in hawl...

Meherkii Baaqday! Qormadii Labaad.

    Muqajil baasbuu ahaa oo aan u furfurayn haasawaha hablaha, waxa buur kala cuslayd inuu soo bandhigo dareenka jacayl ee naftiisa biyo dhigay. Berribaad u...

Waftigii Madaxweynaha Oo Kullan Balaadhan La Yeeshay Jaaliyadda Ku Dhaqan Dalka Ireland

  Dublin(SLpost)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan Wadanka Ireland.   Madaxweynaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img