Maraykanka Oo La Yaaban Sababta Kooxda Daacish u Adeegsato Baabuurta Shirkada TOYOTA
Dawladda Maraykanka ayaa su’aalo ka weydiisay shirkadda TOYOTA sida ay kooxda argagaxisadda ah ee Daacish u heshay baabuur badan oo nooca Land-cruiserada loo yaqaan ah,...
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Badhasaabka Gobolka Awdal
Boorama(SLpost) - Ugu yaraan 2 ka mid ah ilaalada badhasaabka gobolka Awdal ayaa dhintay kadib markii dablay hubaysani soo weerartay gurigiisa oo ku yaala...
YUUSUF GARAAD GOORMUU QALINKA LA BOODAA!!! ?
Qalinkii: Ahmed Ali Kaahin Nin dhalinyaro ah oo dheer, aadna u firfircoon, codkiisana sifiican dhagaha somalidu u taqaan saxaafada haddalka u badana sallaankeeda meel hoose...
Garnaqsi
Guurkeennu waxa uu ahaa xigsiisan oo haddaan walaashaa wedku dilin iskumaynaan imanneen oo ooridayda maad noqoteen anna odaygaaga maan noqdeen. Marxuumaddii aad baannu isugu wanaagsanayn oo...
Waaya’arag Wax Weyddii!
Dhawaqayagu wuu is gaadhayaa dhegtuna way ka bogan kartaa hadalka kolba kaayaga hadlaa leeyahay. Ma naqaanno! Waa oday. Go’ buu ku hillaaban yahay waanu...
Berbera: Maxkamadda Oo Fasaxday Suxufiyiintii Xidhnaa Ka dib Markii Waxba Lagu Soo Caddayn Waayey
Berbera(SLpost)- Wariye Axmed Siciid Maxamed iyo wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige ayaa xorriyaddooda dib u helay kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay ku xidhnaayeen magaalada Berbera....
SAYLAC: Xisbiga Waddani oo Duray Cashuuro Wasaaradda Maaliyaddu ku soo Rogtay Dadka u Kala Gudba Xuduudka u Dhaxeeya Somaliland iyo Jabuuti.
Saylac(SLpost):-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si adag u cambaareeyey lacago dheeri ah oo wasaaradda Maaliyadda waaxdeeda gobalka Salal ee degmada Saylac ay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

