“Muhiimadu waxa weeye inay reer Somaliland ku midoobaan Somaliland” -Wasiir Xaglotoosiye
Hargeysa(SLpost) -Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr.Saleebaan Ciise Axmed “Xaglotoosiye”, ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ku saabsan gobolada bari ee Somaliland iyo saamayntiisa...
Diyaarad Xalay Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Sababta Riday oo La Sheegay
Muqdisho(SLpost)- Diyaarad nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa xalay fiidkii shil ku gashay duleedka Muqdisho. Diyaaraddan ayaa raashin u wadday ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya,...
Xaqiiqada Calanka Somalia iyo Cidda Samaysey!
Maadaama ay maanta ku beegan tahay, Kow iyo lixdan guuradii maalinta ay Somalidu tidhaahdo waxaa la sameeyay Calanka Buluuga ah ee xidigta shanta gees...
Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil iyo Salal
Boorama(SLpost) - Ciyaar xiiso badan oo u dhexaysa xulalka Saaxil iyo Salal ee group B-da ku wada jira ayaa saaka sideedii subaxnimo ciyaari uga...
Xukuumadda oo ka hadashay Weerar Dadweyne Gadoodsani ku Gubeen Guriga Taliyaha Booliska Awdal iyo Rabshadihii ka dhashay Ciyaartii shalay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay weerar dadweyne gadoodsani ku qaadeen Guriga uu magaalada Boorama ku leeyahay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal. Sidoo...
DOORKA QURBA JOOGGA SOMALILAND: SIYAASADA, DHAQAALAHA IYO MUSUQ MAASUQA
⌈Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka iyo qabyaaladda? Doorkii...
Golaha dhexe ee KULMIYE iyo Waxgaradka Beesha Koonfurta Hargeysa oo taageeradooda u hibeeyey Murrashaxnimada Muuse Biixi
“Muuse Biixi waxaan leeyahay nin laba Libaax abti u yihiin baad tahay maanta” Suldaan Aadan Suld. Faarax “KULMIYE wuu ka dheeryahay nin doonaya inuu kursi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

