HomeDiyaarad Xalay Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Sababta Riday oo La Sheegay

Diyaarad Xalay Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Sababta Riday oo La Sheegay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Muqdisho(SLpost)- Diyaarad nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa xalay fiidkii shil ku gashay duleedka Muqdisho. Diyaaraddan ayaa raashin u wadday ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo kasoo duushay dalka Masar, waxaana u suuro-geli wayday in ay ku dagto garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo xilligaas xidhnaa.
airbus6

Diyaaradda ayaa sababta ay u dhacday lagu sheegay shidaal la’aan. Diyaaradda ayaa caguhu u soo bixi waayeen xilliga ay ku soo degaysay madaarka, waxaanay aakhirkii ku degtay jidka Afgooye oo burbur ka soo gaadhay diyaaradda.

airbus4

Agaasimaha waaxda saadaasha hawada ee Somalia oo u warramayay warbaahinta Hiiraan ayaa sheegay in diyaaraddu ay kusoo beegantay garoonka xilli uu xidhan yahay, shaqaalaha diyaaraddana ay u muuqdeen inay ahaayeen kuwo aan lahayn khibrad buuxda oo dhinaca duulimaadyada.

airbus1

“Garoonka diyaaradaha Muqdisho wuu xidhan yahay laga billaabo 6:00 maqribnimo illaa 6:00 aroornimo, shaqaalaha diyaaradana waxaan ku war-gelinnay in haddii ay soo dagaan aannay  duuli karin maadaama ay sharciga garoonka ku xad-gudbeen,” ayuu sheegay agaasimaha waaxda saadaasha hawada ee Soomaaliya.

 

Sidoo kale, agaasimaha ayaa intaas ku daray in diyaarad walba oo magaalada Muqdisho ku soo socota ay haysato warbixinta dhameystiran oo ah in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu xidhan yahay habeenkii.

 

“Dhamaan shaqaalihii diyaaraddan la socday waa la badbaadiyay, waxaanse ka sheegayaa halka inay ahaayeen kuwo aan lahayn khibrad dhanka duulimaadka ah oo ku filan, waayo shidaalka ay wateen ma ahayn mid ku filan,” ayuu yidhi agaasinku.

Wax khasaare ah waxa laga soo sheagayaa labo ka mid ah shaqaalaha diyaaradda oo Masar u dhashay in uu soo gaadhay dhaawac yar oo fudud.

airbus4airbus5
airbus2

Somalilandpost Office

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories