Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Muwaadinnimo mise…….?

  Muwaaddin – Kelmad aynu afka ka nidhaahno laakiin aan uurkeenna gaadhsiisnayn. Muwaadinnimadu waa dareen dhab ah oo qofka laabtiisa ku jirta, waa damiirkaaga oo...

Riyaddii Rumawday. Qeybtii 5-aad

Axmed oo si weyn ugu dheg-raaricinayay hadaladda midiba midda kale ka dareen-taabad badan tahay ee uu ku tiraabayo Ismaaciil,kagana sheegayno Waayo-culayskeeda leh oo la-deris...

Wasiirro, Xildhibaanno iyo Salaadiin Jawaabo ka Bixiyey Doodo Jaban oo Xubno Dhigood ahi Niyadda ugu Qaboojiyeen Wasiir Biixi

Wasiir Caddaani iyo Bukhaari oo ka dabaqaatay Cabdi Aw Daahir iyo Waabeeye & Suldaan u jawaabay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir + Maxamed Kaahin oo ka...

Wasiirkii Qurbejoogga ahaa iyo Saadaashii Ardayda

Waxa lagu jiray wakhti aad loo hadal hayay safar uu madaxweynuhu muddo ugu maqnaa carriga Ingiriiska. Waxa safarka Madexweynaha la socday koox wasiirro ah oo...

Ma Sagal?

  1 “Naa kaalay qumayo yahay kildhiga ii biyee” bay si naxariis daran ugu yeedhay. Sagal yeedhmada Cosob ma ay dhibsan; wax caadi ah bay la...

Shaqada iyo Waxtarkeeda

  Dembiyada dadku galo, gaar ahaan dhallinyarada, in badan ayay sabab u tahay shaqo-la’aanta iyo rajo-beelka aan loo jeedin mustaqbal u qalma in wanaag iyo...

Wasiir Abgaal oo Sheegay in Jagada Madaweyne-xigeenka loogu Tartamayo Si Xor iyo Xalaal ah ee aan Cidna Gaar u Lahayn

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Md. Maxamed Jaamac Abgaal,  ayaa kulankii Axadii lagu soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, ka jeediyay khudbad huwanayd...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img