Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Shillin Soomaalilaandka itaalka daran yaa hagraday?!!!

Anigoo tixraacaaya maqaalka magaciisu ahaa “Kaashkii Somaliland Yaa Liqay” ee uu qoray Dr Ahmed Ali Kaahin kuna soo baxay wargeyska Sahan cadadkiisii 270aad ee...

Wikileaks oo baahisay qorshe lagu afgambiyi lahaa Somaliland iyo Puntland

  Hargeisa(SLpost)-Warbixin ay soo daabacday shabakada wax kashifta ee WikiLeaks bishan ayaa lagu sheegay in ururkii Maxaakiimta Islaamiga ah ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan  dawlada...

“Noloshaydu aad bay u liidataa … Maxaan u silcayaa?”

    NOLOSHAYDU WAA WADA MURUGO! Imisa jeer ayaad is-aragtay adiga oo ku dhex jira xaalad aanad jeclaysateen in aad wajahdid? Imisa jeer ayaad dareentay in noloshaadu isku-qasan...

“Waa Markii Ugu Horaysay Ee Dawladda, Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumaddiisu Isku Adeegsadaan Ciidamada RRU – da” Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle

    Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye-xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, ayaa muujiyay sida uu uga xumaaday in cudud ciidan iyo mid dawladeed lagu joojiyo kulankii...

Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo La Wareejiyey iyo Dareennada Ku Xeeran

  Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir ayaa maanta wareejiyey kaydka haamaha shiidaalka ee magaalada Berbera.   Munaasibad lagu qabtay xarunta gobolka Saaxil Ee...

Maamulka Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Sanaag Oo laga Afduubay Badhan

  Ceerigaabo(SLpost)- Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xoog ku kaxaystay guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland u qaabilsan gobolka Sanaag iyo...

Laba aan is qaban

    Ummad mustaqbalka dhallinteeda iyo horumarkeeda waxaa go’aamiya oo laga dheehdaa hadba manhajka waxbarasho ee ay u diyaariyeen iyo ujeeddooyinka loo sameeyay manhajkaas. Taasaa keenta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img