HomeWakiilka Arrimaha Xajka ee Somaliland oo Is-casillay

Wakiilka Arrimaha Xajka ee Somaliland oo Is-casillay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)- Axmed Aaden Dagaal (Axmed Safiina), oo ah wakiilka arrimaha xajka ee Somaliland, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilka uu hayay. Waxa uu madaxweynaha u soo jeediyay inuu caddaaladda ogaado, balse ma sheegin sababta uu isku casilay.

 

Safiina ayaa istaaqaladiisa ku sheegay qoraal kooban oo uu daqiiqado yar ka hor uun soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay Facebook, waxana uu u dhignaa qoraalkiisu sidan:

“Anigoo ah Ambasador ahmed Adem dagaal (ahmed Safiina) Safiirka somaliland ee arimaha Hajjka ee Sacuudiga Waxaan iska casilay xilkii safiir nimo ee Qaranka aan u hayay mudadii lixda sanno ahayd, waa ilaa wakhtigii madaxwayne Riyaale. waxaan u mahadnaqayaa madaxwaynaha Mudane Ahmed Maxamed Siilaanyo oo aan la soo shaqeeyay intii xilka aan hayey. Waxaana ugu baaqayaa inuu cadaalada ogoaado

Waxaan u Mahad celinayaa dhamaan intaanu soo wada shaqaynay Waxaan u shaqayn doonaa xujaajta intaan noolahay”

 

Axmed Safiina waxa uu ka shaqaynayey arrimaha xajka intii xukuumaddan Kulmiye jirtay oo lix sanno ah, waxaannu dadka Somaliland ee xajka ugu adeegi jiray ugulana shaqayn jiray isaga oo ah sarkaal xukuumadda Somaliland matalaya.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories