HomeLAASCAANOOD: Ganacsato Yar-yar oo Lacago loo Qaybiyey

LAASCAANOOD: Ganacsato Yar-yar oo Lacago loo Qaybiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Laascaanood (SLpost) — Guddiga horumarinta gobolka Sool ee Tala-wadaag  iyo hay’adda DDG ayaa lacag dhan 25,000 oo doollar shalay u qaybiyay ganacsato yar-yar oo ka hawl billaabay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaddib tababar u soconayay muddo shan cisho ah.

Tababarkan oo ku saabsanaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda ganacsiga ayaa waxaa ka faa’iidaystay 50-ruux, waxaana mid kasta la guddoonsiiya $500 si ay ugu kabaan hawlaha ganacsi ee ay gacanta ku hayaan.

 

Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal, Prof C/risaaq Lafoole oo hay’adda DDG u wakiilatay qaybinta lacagta ayaa tilmaamay in gobolka Sool uu yahay mid laga hir-galin karo horumar baaxad leh, isagoo xusay in hay’adda DDG ay fulinaysay tababarkan, isla markaana ay maal-galinaysay. Wuxuuna kula dardaarmay gancsatada inay ka faa’iidaystaan fursaddan.

 

Sidoo kale, guddoomiyahahay’ada DDG ayaa u mahad-celisay cid kasta oo hir-galisay mashruucan iyadoo ka coddsatay inay sida ugu haboon uga faa’iidaystaan dhaqaalahan gacanta loo galiyay iyo inay xoogga saaran inay ka mira-dhaliyaan mashaariicda ay billaabeen.

 

Ugu dambeyn, mashruucan ay hay’addu fulisay ayaa ah kii ugu horreeyay ee ay ka fuliso gobolka Sool oo baxad intaas ah leh, iyadoo DDG lagu tilmaami karo in ay tahay hay’adda ugu firficoon xilliyadan dambe.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories