HomeAfhayeenkii Hore ee Madaxweynaha oo u Hambalyeeyay Afhayeenka Cusub

Afhayeenkii Hore ee Madaxweynaha oo u Hambalyeeyay Afhayeenka Cusub

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargaysa(SLpost):-Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul waxa uu farriin hambalyo iyo bogaadin ah u diray Xuseen Aadan Cigge oo maanta loo magacaabay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland,waxaannu ku sifeeyay shaqsiyad hawshaas gudan karta oo khibrad leh.

Afhayeenkii hore ee Madaxweynuhu Mr Dhuxul  waxa uu sidaas ku sheegay mar uu caawa khadka telefoonka ugu waramay Hadhwanaagnews, waxaannu u sheegay in sunnaha dawladnimaddu uu yahay qori  isku dhiib oo maalin-ba qof joogo, isagoo tilmaamay innuu Xuseen Aadan Cigge uu yahay qofkii ugu habboonnaa ee bedella.

“Xuseen Aadan Cigge waxaan aad ugu kalsoonnahay innuu xilkaas ka soo bixidoonno, waa nin qaranka iyo Madaxweynahaba muddo dheer garab taagnaa, waa nin karti badan oo dedaal badan, aqoon leh oo ka soo bixi karra Jagaddaas Afhayeenka Madaxweynaha ee uu Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland u igmadday. Waxaan leeyahay garabkaaga ayaan taagannahay, Illaahay xilkaas ha kugu asturo, mar labaad waxaan leeyahay Hambalyo.” Ayuu yidhi Afhayeenkii hore ee Axmed Saleebaan Dhuxul

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories