Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Muuqaal: Haween ka Tirsan Kulmiye oo Taageeray Isbahaysiga Musharixiinta

  Hargeysa(SLpost)- Haween ka tirsan garabka haweenka olaha dhexe ee Kulmiye oo maanta u waramayey saxaafadda ayaa waxa ay sheegeen in ay taageereen garabka isbahaysiga...

Dooxa Aw-Barkhadle oo Qaaday Gaadhi, Shan Kalana Laga Soo Badbaadiyay

Hargeysa(SLpost)-Dooxa AW-Barkhadle ayaa qaaday gaadahi noociisu yahay dhayne halka shan gaadhi oo kalena laga soo badbaadiyay sida uu noo xaqiijiyay guddoomiyaha Aw-barkhadle Mahad Maxamuud...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabillay Qabanqaabiyayaasha iyo Wufuudda Shirka Deegaanka ee Geeska Afrika oo Hargeysa ka Socda

    Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay maamulka iyo hawlwadeenada shirka deegaanka ee Geeska Afrika, oo shirwaynihiisii sideedaad...

Muuse Biixi oo Baaq Ujeediyay Musharaxiinta Isbahaystay

  Hargeysa(SLpost) – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku dooday inuu diyaar u yahay wada hadal ay la yeeshaan musharaxiinta isbahaystay ee ka...

Ha Is Dilin!

    Adiga oo qudha/nafta  iska jarin ayaa haddana aadan ka duwanaan karin qof birta iska aslay, waliba xilliyo ayey ka xuntahay kana xanuun badan tahay...

Wax ka Baro Kalsoonida iyo Waxyaabaha Sababa Kalsooni Darada.

  Illahay ayaa mahad leh  isuurto galiyey in an maqaalkan qoro . Maqaalkan ayaannu idinkusoo gudbin doonaa talooyin muhiima iyo talaabooyin kuu suurto gelinaya kasbashada  kalsoonida...

Boqridda Wasiir Xaglatoosiye Waa Badbaado Qaran!

Digtoor  Saleebaan Ciise Axmed ‘Xaglatoosiye’ waa murashax u taagan jagada madaxweyne xigeen ee Xisbiga Kulmiye.Waxa uu ku dhashay xaafadda Dunbuluq ee magaalada Hargeysa; kuna...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img