“Haddii Shirka Golaha Dhexe Dib u Dhac Ku Yimaado Qaranka Dhaawac baa Gaadhi Doona” Musharax Indho-indho
Hargeysa(SLpost)ovember-06-2015- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho), oo sheegay inuu musharax madaxweyne xigeen u yahay Muuse Biixi, waxa uu sheegay inaanu garabkoodu aqbali doonin in shirka...
Wasiirka Beeraha Oo Baaq Ka Soo Saaray Daadad Iyo Dabaylo Laga Cabsi Qabo
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa muwaadiniinta reer Somaliland ee ka ag dhaw xeebaha iyo Goobaha godan ee goobo la...
Riyaddii Rumawday! Qaybtii 15aad
Intaas ka dib, Ismaaciil Edaddii waxay toos u guddo-gashay ujeedka rasmiga ah ee ay galabta reerka ugu soo wareegtay,waxaanay hadalkeeddii ku bilawday: “ Walaalo,inaad ogtihiin...
Garabka Isbahaysiga Musharixiinta ee Kulmiye oo ka Jawaabay Wargelintii Xoghayaha Guud ee Xisbigu Ku Amray in ay Xafiiska Iska Soo Xaadiriyaan
Hargeysa(SLpost)-Garabka Isbaheysiga Murashaxiinta Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye iyo Gudoomiyaha Golaha Dhexe ayaa nuququl qoraal ah oo ay caawa soo saareen sitoos ah ugu...
Sheekh Dirir: Nuurkii Iftiimayay ee Laga Haqab-Beelay
Sida Ilaahay (SWT) Qur’aanka ku caddeeyey, Bini-aadamka wax kale looma abuurin ilaa inay caabudaan Ilaahay mooyaane. Si cibaadada Rabbi loo guto, inoogana ansaxdo waxay...
Dumarka Maxaa Lagu Qiimeeyaa?
Habeenkii marka ay caddada tahay, bishuna ay shan iyo toban tahay, dayuxu aad buu u iftiin badan yahay. Haddii uu xilliga markaa lagu jiraa...
Muuse Biixi iyo Saylici oo Musharaxnimadooda ka Diiwaangeliyay Xarunta Kulmiye
Hargeysa(SLpost)- Kadib wargelin xafiiska Kulmiye u diray musharixiinta oo sheegaysay in ay saddex cisho gudaheed yimaadaan xafiiska si loogu sharaxo shuruudaha musharaxnimada iyo qodobo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

