HomeMuuse Biixi oo Baaq Ujeediyay Musharaxiinta Isbahaystay

Muuse Biixi oo Baaq Ujeediyay Musharaxiinta Isbahaystay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost) – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku dooday inuu diyaar u yahay wada hadal ay la yeeshaan musharaxiinta isbahaystay ee ka soo horjeeda garabkiisa. Waxa uu diiday in shirka golaha dhexe ee salaasada soo socota qabsoomaya dib loo dhigo.

Guddoomiyaha oo maanta bookhday xarunta xisbiga oo dhawaan looga yeedhay waxa uu sheegay inay tahay in musharaxiinta kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe ugu yimaadaan xarunta xisbiga islamarkaana la garammaan.

Garabka Musharaxiinta isbahaystay ayaan ilaa hadda wax war ah ka soo saarin dhawaaqii xoghayaha guud ee ahaa in cidii u sharaxan jagooyinka Kulmiye timaado xarunta xisbiga maalmaha khamiista, Jimcaha iyo sabtida si araajidooda iyo lacagaha musharaxnimo looga qabto.

Halkan Ka Daawo Muuqaal:

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories