Ma Hoobal?!
“Haddii shacbi kasta fankiisu lahaan karo beri-samaad (Golden age), fan masraxeedka soomaalida beri-samaadkiisu wuxu ahaa horraantii Lixdannadii ilaa horraantii Toddobaatannadii (abbaara 1962-1972). Tobankaas sanno ayaan...
Dal Jacayl!
Kalmada dal amma waddan waxa ay ka kooban tahay oo ay ka turjumaysaa degenaansho, ammaan iyo loollan. Waa kalmad yar oo macno badan ku...
MUHIIMADDA IYO FAA’IIDA KA DANBEYSA NAASNUUJINTA
Waxaan maaqaalkan si qoto dheer ugu qaadaa dhigi doonaa faaidada caafimaad ee naas nuujinta. Naas nuujinta faaido aad u wayn ayaa ku jirta, Allah quraankiisa...
120 Somali pirates want to plead guilty in court
Mumbai: In a significant development, the 120 alleged Somali pirates nabbed in four operations expressed their intention to plead guilty in the case. This intention...
Madaxweynaha Tansaanita oo Xilkii loo Dhaariyey
Madaxweynaha Cusub ee Tanzania, John Magufuli, ayaa loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada khamiistii shalay, inkastoo weli uu muran ka taaganyahay doorashadii uu ku guuleystay ee...
Ingiriiska oo Muwaadiniintiisa ka Daad-guraynaya Dalka Masar
Sharma Sheekkh(SLpost)- Diyaarado ayaa dib u daad gureyn doona dadka British ka ah ee dalxiiska u jooga magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar, sida...
’Waxaan ka Baqayaa Hadduu Jiitamo Tartanka Kulmiye ee Murashaxnimadu inay Dib u Dhigi Karto inay Doorasho Dhacdo’’ Guddoomiyaha UCID
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ka khadlay, khilaafka xisbul xaakimka KULMIYE, waxaanu sheegay haddii khilaafka KULMIYE, uu sii daba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

