Golaha Wasiirada Somaliland Oo Go’aamiyay Ajaanibku Inay Dalka Kaga Baxaan Sodan Maalood
Hargeysa(SLpost)-Golaha wasiirada Somaliland ayaa soo saaray goaamo la xidhidha xuduudaha dalka iyo ajaanbka dalka gudihiisa jooga iyo ka soo galaayaba, waxa ay golaha wasiiradu...
Somali News
Al-shabaab oo Kiniya Ku Dilay Laba Askari
Kenya(SLpost)-Ugu yaraan laba ka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey...
Muuse Biixi Oo Sheegay In Ay Somaliya Is Hortaagtay Mashruuca Berbera Kooridhor
Hargeysa(SLpost)-Waxa uu shacabiga Somaliland gaar ahana dhalinyarada ku booriyay inay u tafaxaytaan sidii dalka looga difaaci lahaa gardarooyinka Somaliya. https://youtu.be/ZGMd02E9ZiM
Ruushka Iyo Poland oo Bisad isku qabsaday
Ruush(SLpost)-Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin saxafiya oo Polish ah , waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia. Wasaarada arrimaha dibadda ee...
Hay’adda sirdoonka dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo xireen dad isugu jira Soomaali iyo Iiraaniyiin ku lug lahaa faafinta mad’habta shiicada.
Muqdisho(SLpost)-Hawlgalkan oo dhacay dabayaaqada todobaadkii hore ayay ciidanka ammaanku ku weerareen hotel ay ka dhacaysay xaflad la sheegay in lagu xusayay dhalashada Nabigeena NNKH...
Microsoft Oo Samaysay Aadame-U-Ekihii Ugu Horreeyey Ee Awood U Leh In Uu Talefishannada War Ka Akhriyo
Beijing (SLpost)- Dalka China ayaa soo bandhigay Aadame-u-ekihii abid ugu horreeyey ee awoodi kara in uu talefishanka ka hadlo. Aaladdan oo loo ekeysiiyey ruux...
Faysal Cali Waraabe Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Salaadiinta Dalka Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Wada Musharax Jamaal
Hargeysa(SLpost)-Eng.Faysal CalI Waraabe ayaa sida fiinta uga qayliyay salaadiinta dalka oo uu ku tilmaamay kuwo aan xuduud lahayn. Waxa uu sidan ka sheegay Fayal Cali...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

