Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dunidii Cusbayd

Adduunyo waa ugub u joog, waa casri iyo war cusub ku nool. Horraad u maqli jirtey diyaarad cidi wadin oo kelideed hawada sabaynaysa ama...

Waardiyihii hore ee Bin ladin oo geeriyooday

Yaman(SLpost)-Nasser al-Bahri oo ahaa waardiyihii hore ee Osama Bin Laden ayaa geeriyooday isaga oo muddo dheer xanuunsanaa, dad waaxda caafimaadka ee Yemen ka tirsan...

Cabbista Biyaha Kulul Oo La Ogaaday In Ay Cudurro Badan Dawo Ka Yihiin Iyo Waqtiyada Ku Habboon In La Cabbo

Washington (SLpost)- Daraasado tiro badan ooo marar kala duwan soo baxay ayaa daahfuray in cabbista biyaha kululi ay jidhka u leeyihiin faa’idooyin caafimaad oo...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)

(1956kii - 1987kii) "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, ...

Roxaani: Muslimiintu Ha Wanaajiyaan Fikirka Caalamka Ka Qabo

Iran(SLpost)-Madaxweyne Rooxaani ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu furayey kulanka Shirka Midowga Muslimiinta Caalamka ee magaalada Tehraan. Rooxaani ayaa sheegay in ay waajib tahay in...

Wadahadalada Burundi oo Kampala ka furmaya

Sideed kooxood oo mucaaradka dalka Burundi ah ayaa maanta lagu kulansiinayaa magaalada Kampala Wadahadaladan ayaa qayb ka ah dadaal lagu doonayo in xal loogu helo...

Abwaan Hadraawi oo Shacbiga Ugu Baaqay In La Kala Guursado Si Qoqobnaanta Beelaha Loo Dhameeyo

Hargeysa(SLpost)-Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ayaa ku baaqay in wakhtigan loo baahan yahay in meesha laga saaro kala qoqobnaanta qabiilka la xidhiidha ee shacbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img