Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

HOOS-U-DHICII UGU BALLAADHNAA ABID OO LACAGTA KOONFUR AFRIKA KU YIMID IYO WALAAC KA DHASHAY

Koonfur Afrika(Slpost)-Hoos u dhicii ugu weynaa abid ayaa ku yimid lacagta laga isticmaalo Koonfur Afirka ee Rand-ka loo yaqaanno, kaddib markii si aan la...

Maxakamada Wareegta Oo Soo Gabagabeeyay Kiisas Mudo Dhaafay Burco Iyo Dagmooyin Kale

Halkan ka daawo muuqaal maxkamada wareegta oo soo gabogabaysay kiisas mudo dhaaftay magaalada burco iyo deegaanada ku hareegaysan   https://youtu.be/4WnPJ3IKYyI

Xulashada magaca amma naanaysta:

Qarniyadii 20-aad iyo 21-aad, waxa ay ahaayeen laba qarni oo ay aad u hanaqaaday suugaanta Soomaaliyeed. Mar kasta oo uu shay hirgalo ama taabbaqaadana...

Fanaanka Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ka Dhacday Jabuuti

Fanaanka Caaale Aadan ayaa ka hadlay rabshadii dhawaan dadku ku dhinteen ee ka dhacay dalka jabuti, https://youtu.be/vTUpFyZI_Us

‘Xisbiga Kulmiye Imika Waa Muuse Uune Ha Ku Dhaga Barjoobina” Cukuse

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si diiran u salaamay Muuse Biixi oo lagu xasuusto inuu yahay masuulkii koowaad ee fadhiyay shirkii lagu...

Fariin Walalnimo.

  Mudane/Marwo Waan Dareemaya Qaar Badan Oo Idinka Midi Waxad ku Mashqulsantihin, Dajinta Qorsha Sanadka Cusub aad ku Wajihi Lahaydeen, Halka Qaar Idinka Mid ahiina...

Dawladda Somaliya Oo Joojisay Shir Uu Midowga Yurub Dhaqaale Ugu Ururinayay Mashruuca Berbera Corridor Ee Isku Xidhaya Dekedda Berbera Iyo Itoobiya 

Hargeysa(SLpost)-Dawladda Somaliya ayaa joojisay shir uu ururka Midowga Yurub qaadhaan ugu ururinayay jidka Dekedda Berbera ku xidhaya Itoobiya. Wargeyska Washington post ee ka soo baxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img