HomeFaysal Cali Waraabe Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Salaadiinta Dalka Oo Dhexdhexaadin...

Faysal Cali Waraabe Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Salaadiinta Dalka Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Wada Musharax Jamaal

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa(SLpost)-Eng.Faysal CalI Waraabe ayaa sida fiinta uga qayliyay salaadiinta dalka oo uu ku tilmaamay kuwo aan xuduud lahayn.

Waxa uu sidan ka sheegay Fayal Cali mar uu maanta ka hadlaayay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa“Waxa aynu maanta khatar u nahay qabyaalad ay hor kacayaan niman inay halkan cumaamad yar saartaan yidhaahda salaadiin ayaanu nahay oo sidii islaamihii buraanburi jiray ee meel walba looga yeedhi jiray xaflad walaba ka baraanburaya oo waxay doonayaan ku hadlaaya, xeerkeeniina ma shaqaynaayo kii casriga ahaana ma shaqaynaayo, waxynu maxkamada sare waydiisanaynaa inay salaadiinta dabar u sameeyaan ilaa carta ayay ka soo heeseen, qaarbaanu garbaduubnaa marka la yidhaahdo shirbaa Muqdisho ka jira si aanay halkaas uga soo heesin, hadaynaan dadkeena midayn waxba hagaagi maayaan, socdaalka mudaynta Somaliland ayaan bilaabayaa oo ilaa bari ayaan soconayaa.”

Salaadiin ka soo jeeda beesha Faysal CalI Waraabe ayaa ku jira xalin khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo musharaxa xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories