HomeHay'adda sirdoonka dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo xireen dad isugu...

Hay’adda sirdoonka dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo xireen dad isugu jira Soomaali iyo Iiraaniyiin ku lug lahaa faafinta mad’habta shiicada.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muqdisho(SLpost)-Hawlgalkan oo dhacay dabayaaqada todobaadkii hore ayay ciidanka ammaanku ku weerareen hotel ay ka dhacaysay xaflad la sheegay in lagu xusayay dhalashada Nabigeena NNKH oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Al-imaam Al-khumeyni ee dalka Iiraan, sidoo kale waxa xafladdaasi guur wadareed loogu samaynayay dhalinayro Soomaaliyeed.

War qoraala oo ka soo baxay xafiiska taliyaha sirdoonka gobolka Banaadir Cabdixakiim Axmed Farey ayaa lagu sheegay in ciidamada sirdoonku ay in mudo ahba ku raad joogeen barnaamijka lagu fidinayo mad’habta shiicada isla markaana ay jiraan dad Soomaaliyeed oo mad’habtaasi qaatay taasoo khatar ku ah baa la yiri jiritaanka caqiidada suuban iyo sugnaashaha amniga.

Sidoo kale waxa ay hay’adda sirdoonku sheegtay in ay jiraan dhalinyaro iyo hay’ado loo qaado dalka Iiraan kuwaas oo ay yiraahdeen waxa lagu soo shubaa fikirka shiicada si ay dalka uga faafiyaan.

Warka ka soo baxay NISA waxa kale oo lagu sheegay in ay jiraan dad masuuliyiina oo ka tirsan dawladda oo xiriir la leh barnaamijyadaasi iyagoo dhanka kale ka hadlay kulamo arintaasi ku saabsan oo ay yiraahdeen safiirka Iiraan waxa uu ku qabtay xaafado ka tirsan Muqdisho.

Hawlgalkaasi dadkii lagu qabtay waxa kamid ahaa labo nin oo u dhashay dalka Iiraan oo ay yiraahdeen ciidamada ammaanku waxa ay ku lug lahaayeen fidinta mad’habta shiicada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories