Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)

"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala...

Hanti Dhowrka: Turkiga Ma Ogola Xisaabtan

MUQDISHO(SLpost)-Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan wadi karin howlaha xisaabinta ilaha dhaqaalaha ee dalka kadib markii dhowr shirkad ay diideen...

Maxay Soomaalidu tolow uga badbaaddey ka ganacsiga addoontii Afrikaanka ee dhawrka qarni soconaysay?

  Intii u dhaxaysay sannadihii 1500 iyo 1869 waxa la qafaashey oo la iibiyey 12 malyuun oo Afrikaan ah oo qayb ka ahaa addoontii la...

Hargeysa:-Maydka Nin Deldelan Oo Laga Halay Xaafada Masalaha

Hargeysa(SLPost)-Xaafada Masalaha ee magaaladda Hargeysa ayaa lagu arkay maydka nin ka daldalan geed dheer oo gudhac ah dushiisa. Ninkan ayaa si kadis ah ay ula...

Sadexda Xisbi Qaran Xukuumada iyo Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Shiray Diiwaangalintii Codbixiyayaasha 20 Casho Inaga Xigaan

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, sadexda xisbi qaran iyo komishanka doorashooyinka ayaa shir alaabadu ay u xidhanaayeen ka yeeshay diiwaangalinta codbixiyayaasha oo laaabtanka casho ee...

Si aad Buugaag Badan u Akhridid 2016-ka

Waxa gabaabsi ku sii dhaw oo aynu isa sii macasalaamaynaynaa gu’gii 2015 ee tirsiga miilaadiga. Waxa aynu sidoo kale u diyaar-garoobaynaa qaabbilaadda sannadka cusub...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Sida Uu Karo Madaxdii UDUB Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka U Magacaabay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay sicir bararka oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka jiray dalka iyo masuuliyiinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img