Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Rai’sal wasaarihii hore ee Israa’iil Ehud Olmert Xabsi Lagu Xukumay

Israa'iil(SLpost)-Rai’sal wasaarihii hore ee Israa'iil Ehud Olmert, ayaa lagu xukumay 18 bilood oo xabsi ah, wuxuu arrintaasi ku mutaystay laaluush. Maxkamadda hoose ee Israa’iil ayaa...

Sarkaal Ka Tirsanaan Jiray Sirdoonka Ruushka Oo Caddeeyey In Madaxweyne Putin Uu Amray Soo Ridista Diyaaraddii Ku Dhacday Masar Iyo Sababta Ku Kalliftay

London (SLpost) Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii dorraad isku weydiiyey su’aashan “Ma dhici kartaa in madaxweynaha Ruushka Vladimir...

Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xilal Cusub Oo Uu Xoghayaha Cadaaladu Ka Mid Yahay

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga Waddani ayaa magacaabay xilil cusub oo uu ka mid yahay xoghayaha cadaalada ee xibiga iyo ku xigeenka xoghayaha siyaasada, waxaana qoraal uu uu...

USA: Laba Askari oo Dambi lagu Waayay

Us(SLpost)-Xeerbeegti ku sugan gobolka Ohio ayaa go’aan ku gaadhay inaan wax dambi ah loo raacan laba askari oo ka tirsan booliska oo wiil 12...

Ebola waa uu ka dhamaaday dalka Gini

Gini(SLpost)-Dadka dalkaasi Gini ayaa u diyaargaroobaya dabaaldaga warkan ku saabsan inauu cudurkii ebolaha ka dhamaaday dalkooda. Qaar badan oo ka mid ah dadkan ayaa sheegaya...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)

"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala...

Cukuse Oo Safiirada Somaliland Ugu Baaqay Inay Ku Daydaan Safiirka Imaaraadka Baashe Cawl

  Hargeysa (SLpost) Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir(Cukuse), oo ka mid ahaa wefti madaxweyne Siilaanyo hoggaaminayay oo degmada Laasgeel ka dhagax dhigay biyo xidheen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img