Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

SOMALILAND WAXAY MURKACATAY MARKII XUKUUMADDA KULMIYE IYO GANACSATADU HESHIIS WADA GALEEN

Waddamada badhtamaha koonfurta Ameerika ee loo yaqaano Jamhuuriyadaha Muuska (Banana Republic’s) madaxdooda dalka waxa la maamula ama tallada la wadaaga shirkadaha waaweyn gaar ahaan...

Daadad iyo Dabaylo Baqdin Badan Ku Abuuray Dalka Ingiriiska

Uk(SLpost)-Roobab xoogan iyo dabaylo ayaa laga filayaa inay ka dhacaan dalka UK. Sidoo kale daadad ka dhasha dabaylahan ayaa cabsi laga qabaa,Waxaa jira ilaa...

Xildhibaanda Mucaaradka Jabuuti Oo Ka Dareeray Kal Fadhigii Furmamay

Djibouti (SLpost)- Xildhibaanada isbaahaysiga Mucaaridka USN ee Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si wada jir ah u qaadacay gabi ahaanba kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha...

Halkan Ka Daawo Xadhig Ka Jarida Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland, waxaana xadhig ka jarida dhismahan loo sameeyay xaflad balaadhan...

Wasiirka Arimaha Dibada Sacad oo La Kulmaaya Jaaliyada Somaliland ee UK

Ogeysiis Waxa Jaalliyadda reer Somaliland ee deggen dal-weynaha UK loogu baaqayaa inay ka soo qayb galaan kulan ballaadhan oo lagu qaban doono magaalada London maalinta...

11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa

Qaybtii 1aad Washington (SLpost)- Kadib hal sano oo daraf kasta oo dunida ka mid ah ay ka soo yeedhayeen warar la xidhiidha, colaado, faqri, aafooyin...

Maayarka OO Sheegay In Degmooyinka Hargeysa Siday U Kala Horeeyaan Dib U Qiimayn Lagu Samayn Doono

Hargeysa(SLpost)-Maayarka Caasimada Cabdiraxmaan Soltelco ayaa daboolka ka qaaday in sanadkan cusub ee fooda inagu soo haya la dib loo qiimayn doono degmooyinka caasimadu ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img