Madaxweynaha oo Kullan ku Saabsan Hirgalinta Diiwaangelinta La Yeeshay Guddida Doorashooyinka iyo Wasaaradda Daakhiliga
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan wada jir ah maanta xafiiskiisa kula yeeshay Guddida Doorashooyinka qaranka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Kulanka uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Maayar-xigeenka Caasimadda Hargeysa oo Furay Mashruuc Iftiin-gelin Tamarta Cadceedda ku Shaqeeya ah oo loo Samaynayo Caasimadda
Hargeysa(SLpost)- Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta xadhiga ka jaray mashruuca iftiin-gelinta caasimadda Hargeysa ee tamarta cadceedda ku shaqeeya, oo...
Dawlad Baydhay
Dawlad baydhay bohol bay ku dhacdaa. Dawladdii Somaliland way baydhay oo bohol dhaadheer ayay ku dhacday. Saddexdii waaxood (Sharcidejinta, Garsoorka, iyo Fulinta) ee ahayd in...
Hadimadii Turqayaasha?! (Aragti maxay ah ayaa ka danbaysa buugga ‘Halgankii Tukayaasha’?)
Marka qofi wax qoro, waa lagu farxaa. Marka uu afkiisa ku qorana, waa lagu sii farxaa. Marka uu wax dadkiisa khuseeya ka hadlana, waa...
Wasiirka Waxbarashada oo ka Jawaabay Hadal Deeq Waxbarasho ku Saabsan oo ka soo Yeedhay Raysal Wasaare-xigeenka Soomaaliya
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Md Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay raysal wasare ku xigeenka...
Kenya oo ku Dooday in Jaamacadda Gaarisa Dib loo Furi Doono Marka Amnigu Adkaado
Gaarisa(SLpost)-Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya, William Ruto oo socdaal ku maraya magaalada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa wuxuu su’aal ka keenay dib u...
Reer Gabiley Gob Mise Gun?
Sitimaan-kii Tagay Dhagaha Ummadda Waxa Ku Soo Dhacayay Dhacdo Wareedyo Laga Soo Tabinayo Degmada Gabiley Oo Ku Salysan Masuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

