“Waxaan u sharaxanahay Jagada Guddoomiyaha Wakiillada, Waxaanan is Leeyahay Qofkii ugu Mudnaa baa Tahay” Xildhibaan Koore
Hargeysa(SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, oo ka tirsan aqalka wakiillada, ayaa sheegay inuu u taagan yahay jagada guddoomiyaha wakiillada, kadib markii ay soo baxeen...
Milicsiga Buugga Farsamada Dagaalka (The Art of War)
Tarjumaaddii Maxamed C. Carkow Buugga Farsamada Dagaalka wuxuu ka kooban-yahy 13 cutub (chapters). Cutubka kowaad wuxuu soo bandhigayaa shanta arrimmod oo kala ah xaqnimada dagaalka...
Moorgan oo Ku Tawaawacay in ay Somaliland Weerarada Joogtada ah ka Dayso Kooxda Nabad-diidka Khaatumo
Hargaysa(SLpost)-General Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ahaa taliyihii Waqooyi galbeed(Somaliland) ee wakhtigii dawladii Siyaad Bare ayaa fariin calaacal ah oo ku saabsan kooxda nabad...
Dhinacyada Ku Hirdamaya Liibiya oo ku Heshiiyay Dawlad Wadaag ah
Tobruk(SLpost)-Haddii uu meelmariyo baarlamaanka caalamku aqoonsan yahay ee dalka Liibiya ee fadhigiisu yahay magaalada Tobruk, uuna oggolaado mucaaradka ku sugan magaalada Tripoli, ayuu heshiishkan...
Is Somaliland a new haven for refugees? Syrians say maybe
Some 300 Syrian refugees have chosen to make the self-declared Horn of Africa nation their home, hoping to avoid the seemingly difficult trek to...
Xildhibaan soo Jeediyay in aan Turkigu Dhexdhexaad ka ahayn Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee Laga Wareejiyo
Hargeysa (SLpost) -Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa sheegay In siyaasadda dibaddu ay horumar gaadhay islamarkaana sheegay...
Wasiirka Waxbarashada oo Safiir Galaal ku Eedeeyay in uu u Gacandhaafay Arrimaha Waxbarashada
Hargeysa(SLpost):- Wasiirka waxbarashadda iyo tacliinta sare Mr. Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi dheere), ayaa dhaliilay safiirka Somaliland u fadhiya Itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac (Galaal) oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

