Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Abaar Ka Taagan Qaar ka mid ah Gobolada Dalka iyo Qaylo-dhaanta Bulshada   

“Waad yaabaysaa biyaha ay dadku cabbayaan sida ay khatarta u yihiin ee ay Bakteeriyadu uga muuqato.” Dadka dhibaatadu ka soo gaadhay Abaarta Hargeysa (SLpost) -...

Xukuumadda oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Eedo Xisbiga WADDANI usoo Jeediyay

Hargeysa(SLpost)- Afhayeenka madaxtooyada JSL oo matalaya xukuumadda ayaa jawaab ka bixiyey hadal shalay uu xisbiga WADDANI xukuumadda ku dhaliilay isla markaana abaabulka in calanka...

“Waa baa beryay” Cabdiraxiim Axmed Maxamed (Hal-deeq)- Naadiga Hal-karaan ee Burco

  "Dhulka waax madoobayd,  Inta waa ku saro-kaco,  Qorrax Gaandi weheshaa,  Wac ku soo tidhaahdaa,  Bulsho weerka xoortaa,  Anigana Wajiiniyo,  Waqal igu gadoodaa,  Wahabkii i saarnaa,  Waan-waani dhaxashaa,"   Maxamed Ibraahin Warsame, Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf...

Weftiga Somaliland ee Kenya Ku Sugan oo Socdaalkooda ka Warbixiyay

Nairobi(SLpost) - Madax Somaliland ka socda oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sharaxay kulamo ay halkaasi ku yeesheen...

Sixir Bararka Maxaa Saldhig u ah?

  Marka sixir bararka ama kor u kaca qiimaha la micnayanayo waxa lagu micneeyaa lacag badan oo eryanaysa alaab yar. Tusaale ahaan haddii shan sano...

Wasiirka Caafimaadka oo Sheegay in uu Shaqadiisa Qaran Wadanayo Xisbi uu Ku Biirayaana aannu Jirin

Hargeysa(SLpost) Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglotoosiye”, Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa markii u horaysay sheegay inaanay wakhtigan ku jirin han madaxweyne xigeen, kadib markii...

TODOBA TALAABO OO LAGU GAADHO GUUSHA: Buug Lagu soo Bandhigay Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)Munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigay xiiso badan oo uu qoray Nin Dhalinyaro ah oo magaciisa la yidhaahdo Dr. Cabdisalaan Sulub Axmed, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img