Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha oo Kulan Xog-warran ah la Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland

  Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa Xafiiskiisa kulan ballaadhan kula yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Madaxweyne Axmed Siilanyo ujeedada ugu muhiimsan ee...

Xildhibaan Raaligalin ka Bixiyey Dhacdadii Callanka Xisbiga WADDANI Eyga Loogu Labisay

Hargeysa(SLpost)- Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Gabiley, kana tirsan xisbiga...

Siyaasadda Somaliland iyo Saadaasha Mustaqbalka Dhow!!

  Somaliland waxaa si sharci ah uga jira saddex xisbi qaran oo keliya, mana jirto musharixiin si madaxbanaan doorasho u geli kara xisbi la,aan, hadaba...

Baahiyaha ku Gedaaman Dugsiga Hoose/Dhexe ee Abaarso iyo Mooganaanta Cidday Khusayso

  Abaarso , magaalo yar oo dhinaca galbeed kaga beegan caasimadda Hargeysa ,waxay u jirtaa 19Km.  magaaladda waxa lagu cashuuraa qaadka soo gala waddanka waana...

“Kalluunku Waxa uu Faa’iido Balaadhan u Leeyahay Caafimaadka Hooyada iyo Caruurta” Marwo Shugri Xariir

Hargeysa(SLpost)-Wasiir-xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Marwo Shugri Xariir Ismaaciil oo ka qaybgashay bandhigga carwada Kaluunka Somaliland ayaa khudbad ay ka jeedisay waxa...

“Waxaan Jecelnahay in aad na Bartaan Sida Kaluunka Loo Isticmaalo” Wasiirka Ganacsiga Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Ganacsiga ee Dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya oo hogaaminaya wafti ka socda maamulkaas oo shalay safar shaqo ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ka...

Carwadda Kaluunka Somaliland oo Hargeysa Lagu soo Bandhiggay iyo Madaxweyne-Xigeenka oo Khudbad Ka Jeediyay

  Hargeysa(SLpost)-Carwaddii koowaad ee kaluunka Somaliland oo shalay lagu daahfuray magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa maantana lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img