HomeCarwadda Kaluunka Somaliland oo Hargeysa Lagu soo Bandhiggay iyo Madaxweyne-Xigeenka oo Khudbad...

Carwadda Kaluunka Somaliland oo Hargeysa Lagu soo Bandhiggay iyo Madaxweyne-Xigeenka oo Khudbad Ka Jeediyay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Carwaddii koowaad ee kaluunka Somaliland oo shalay lagu daahfuray magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa maantana lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo shallayna xadhigga ka jaray carwadda kaluunka iyo xuska maalinta kaluunka Somaliland oo loo soo asteeyay in sanad walba la xuso todobada bisha laba iyo tobnaad (7/12) ayaa maantana furay carwadda oo maanta ka bilaabmaysa caasimadda Hargeysa.

Mudane Saylici waxa uu u mahadnaqay madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda kaluunka oo hawshan isku soo dubariday iskuna hawlay waxa kale oo shacabka reer Somaliland kula taliyey in la badsado cunista kaluunka oo uu sheegay in uu hilibkiisu caafimaad badan hilbaha kale ee xoolaha. Waxa kale oo uu madaxweyne-xigeenku soo dhaweeyay wafti ka socda dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya isaga oo sheegay in ay ku soo beegmeen maalin cunto qiimo badan Hargeysa lagu soo bandhigayo.

 

https://youtu.be/wBMiNu_iuiM

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories