Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)! Qormada Koowaad

  "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Sicir-bararka iyo Sarifka

Waaydan dambe waxaa aad ukordhay sixirbararka kaas oo saamayn badan kuyeeshay shacabka guud ahaan gaar ahaana dadka saboolka ah ee Somaliland kaas oo aan...

Dambi Dhacay Duruus ma ka Baranaa?

“Haddii ay dadku ku kalsoonaan kari waayaan in  dowladdoodu ay gudato waajibaadkii ay u dhisnayd oo ah in ay ilaaliso (Naf iyo maalba) iyo...

Qabyada Qoraalka Afka Soomaaliga

Waa qormo ka mid ah waxyaalihii aan kaga qayb galay Barnaamij ka dhacay Stockholm intii u dhaxaysay 4–5 Dec 2015, loogu na wanqalay “Maalmaha...

Dr GABOOSE: “Lagamana Yaabo inaan Walaalkay Cabdiraxmaan-Cirro la Tartamo”

Hargeysa(SLpost)- Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa beeniyay warar la isla dhex marayo oo sheegaya inuu guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kula tartami...

Maalinta Kaluunka Somaliland oo Sanad Walba La Xusi Doono 7da Diisambar

  Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo sidii looga faa’iidaysan lahaa khayraadka kala duwan ee ku...

10 Xoggood oo Sannadkan Laga soo Saaray Cudurka HIV/AIDS

  Cudurka HIV/AIDS waxa uu ka mid noqday waxyaabaha loolanka lagula jiro ee caafimaadka adduunka caqabad ku noqday, gaar ahaan dalalka dakhligoodu aadka u hooseeyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img