Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 13aad

    Oday Cali isaga oo aad iyo aad u caydhaysan ayuu kasoo laabtay Gurrigii ay Ismaaciil Eddadii lahayd,waxaana uu dibadda uga dhawaaqay Inan (gabadh) uu...

Maxsuulka Kullankii Maanta ee Garabka Isbahaysiga Kulmiye Iyo Hadaladii ay Jeediyeen

Hargaysa(SLpost)-Kulan ay iskugu yimaadeen isbahaysiga musharaxiinta xisbiga Kulmiye ku qabsadeen magaalada Hargaysa ayay kaga hadleen xaalada xisbiga Kulmiye,guddigii uu madaxwayne Axmed Siilaanyo magacaabay iyo...

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Sheegay in ay Wasiirradu Qortaan Shaqaale Sharci Darro oo Beelohooda u Badan

Hargeysa(SLpost):-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, Md Maxamed Maxille Boqorre, ayaa dibadda soo dhigay Gal-daloolooyin xad-dhaaf ah oo ku jira Hannaanka shaqaalaysiinta ee Dalka, gaar...

DEGDEG: Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ku Dhawaaqay Inay Qaadaceen Guddida Dhex Dhexaadinta ee Madaxweynuhu Magacaabay

    Hargeysa(SLpost):-Isbahaysiga musharaxiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ku dhawaaqay inaanay ogolayn guddidii uu madaxweynaha somaliland u magacaabay xalinta khilaafka ka taagan xisbiga talada...

Xukuumadan Ciraayaha Gobolada Qaban Kari Weyday Doorasho Xor oo Xalaal ah Ma Lagu Aamini Karaa

Ciyaaryahandii u kala safnaa gobolada u gudbay raaca dambe ee ciyaaraha gobolda ee lagu qaban lahaa caasimada hargeysa ayaa la sheegayaa inay ay dowladu...

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo Xilkii Wareejiyey

    Hargeysa(SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud guryeynta iyo gaadiidka ayaa maanta xilkii la wareegay isaga oo kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas Cabdirisaaq...

 “Haddii La Isku Darro Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Ma Gaadhi Karaan Xirsi” Cali Guray

  “Madaxweynuhu Ma Jecla Muuse Biixi, Madaxweynenimadana Lama Jecla Balse Wuu Ka Adag Yahay”   Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img