Somaliland oo laga Xusay Sannad guurada 22aad Ee Ciidamada Booliska
Hargeysa(SLpost) Munaasibad lagu xusayay sannad guurada 22aad ee aasaaska ciidamada booliska Somaliland ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Munaasibadan oo ay ka soo...
MINNESOTA: Waalidiin Soomaali ah oo ka Cawday Ubadkooda oo la Maxakamadaynayo
Minnesota(SLpost)- Dhallinyaro Soomaali Mareykan ah ayaa shalay maxkamad la soo taagey. Dhalinyaradan oo tiradoodu tahay shan waxaa horey loogu eedeeyey in ay doonayeen in...
Garnaqsiga ku Dhawaad 45 Arday oo ka Bedeshay Jaamacadda GOLLIS
Hargeysa(SLpost)- Arday jaamacadda Golis ka baran jirtay culuumta caafimaadka oo ka koobnaa saddex fasal islamarkaana jaamacadda uga bedeshay cabashooyin badan oo ay tabanayaan oo...
Hal Talo oo u Furan Garabka Kulmiye ee Banaanka u Baxay
Waxa imika sida dharraarta oo kale u caddaatay, in lagu kala food qaaday loollankii iyo hirdankii qadhaadhaa ee muddooyinkii ugu dembeeyey ka dhex aloosnaa...
PUNTLAND: Askari Saddex Sarkaal Ku Dilay Buuraha Galgala
Boosaaso(SLpost) - Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta toogasho ku dilay saddex sarkaal oo ciidanka daraawiishta Puntland ka tirsanaa, isagoo sidoo...
Way is-aamineen !
Maalin ku jirtay sannadkan bilawgiisii /2015 waxaanu aniga iyo nin weriye ah oo reer Nairobi ah oo aanu saxiibo nahay ka wada qadanaynay maqaaxi...
Hoggaamiyaha Al -Qaacida ka Hadlay Xoraynta MASAR iyo SHAAM Qirayna Khilaaf Dhexdooda Ka Jira.
Hargaysa(SLpost)-Hoggaamiyaha Al Qaacida Ayman Al Dawaahiri ayaa soo diray canjalad maqal ah oo ka kooban shan iyo toban daqiiqo oo uu kaga hadlayo waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

