Home “Haddii La Isku Darro Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Ma Gaadhi Karaan...

 “Haddii La Isku Darro Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Ma Gaadhi Karaan Xirsi” Cali Guray

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

“Madaxweynuhu Ma Jecla Muuse Biixi, Madaxweynenimadana Lama Jecla Balse Wuu Ka Adag Yahay”

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay  in tamar darradda xukuumadda uu tusaale nool u yahay inay wareegii labaad ee ciyaaraha gobollada dalka ay qaban wayday, taasina ay dhalisay in ciyaartoygii sideedii xul  ee  u soo baxay tartankaasi ay si habqan leh uga baxeen caasimadda Hargeysa.

 

 

 

Cali Guray shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaaladda Hargeysa waxa uu sheegay in Wasiirka  cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Cusub ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan aanay gaadhi karin Wasiirkii iscasilay ee Xirsi Cali Xaaji Xasan.

 

Guddoomiye Ku-xigeenka UCID waxa kale oo uu ka sheekeeyay dhibaatooyinka taariikhiga ah ee ay soo kala muteen Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi.

 

Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee UCID waxa uu sheegay in xubnaha Golaha dhexe aanay goyn karin iyagu mansabka madaxweynaha balse ay iraadadooda u madax banaan yihiin shacbi-weynaha Somaliland.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories