Kulan Dhexmaray Madaxda Axsaabta Qaranka iyo Ergayga Turkiga u Qaabilsan Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(Ramaas)- kulan dhexmaray madaxda axsaabta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ergayga dalka Turkigu u magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxda Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la...
“Hadii aannu Isbahaysiga Kulmiye Wax Shuruud ku Galno, Shardiga Waan Fulinayaa” Guddoomiye Cirro
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa waxa uu ka hadlay haddii isbahaysiga garabka Kulmiye ay Waddani ku soo biiraan oo...
Nafta iyo Sharka Maxaa ka Dhexeeya?!
Qoraalkan waxa aynu foolka ku saari doonnaa nafta iyo sharka waxa ka dhexeeya; xidhiidh iyo xurguftan, sababta uu u jiro iyo guud ahaan aragtiyaha iyo falsafadaha ay falsafadyahannadu...
Siyaasaddu ma Liisankii Beenta iyo Khiyaamadaa?
Xaaladda dalka iyo dadka Somaliland ku sugan yahay maanta waxay ku horkeenaysaa damiir la’aanta siyaasiyiin ku sheegga gadhwadeenka inoo ah ee muddoba ina hortaagnaa. Waxa...
Dhaxalkii askariga! Qaybtii 2aad
Qaybtii hore waxa ay inoo joogtay Hitler oo jebiyey heshiiski Versailles, qaybtanna halkii ayey ka sii wadi doontaa wixii intaas ka dambeeyey. Intaas kadib, Hitler...
In Somaliland, Mothers Save Daughters From Genital Mutilation Rites
When fear gets hold of me When anger seizes my body When hate becomes my companion Then I get feminine advice, because it is only feminine pain And...
Shiinaha Oo Jabuuti Saldhig Militari Ka Dhisanaya
Jabuuti(SLpost)- Miltariga Shiinaha ayaa wada hadallo kula jira, dalka Djibouti, kuwaas oo ku aadan sidii uu Shiinuhu uga dhisan lahaa dalkaas saldhigyo, taageera howlgalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

