Loolanka u Dhexeeya Saylici iyo Xaglo-toosiye Oo Sii Kululaanaya Iyo Shirkii oo saacaddo Ka Hadhsan Yihiin
Hargaysa(SLpost)-Waxaa gabo-gabo ku dhow qaban-qaabadii shirka 5-aad golaha dhexe ee xisbiga kulmiye, waxaana soo shaac-baxaya loolanka adag ee ka dhex jira musharraxiinta, iyadoo ay...
Dawladda Soomaaliya oo Amar ku Bixisay in la Xidho illaa 35-Website
Muqdishu(SLpost)-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud Ee Soomaaliya ayaa lagu amray wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiintu in ay xidho 35 Website oo afka...
BOORAME: Dhallinyaro Taageertay Musharax Saleebaan Xaglotoosiye
Hargeysa(SLpost) - Dhallinyaro shir jaraa’id ku qabatay magaalada Boorama, ayaa taageero u muujiyay musharaxa madaxweyne xigeenka Kulmiye Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo u...
Golaha Wakiiladu Ma Yahay Gole ka soo Baxay Hawlihi Qaranimo ee Loo Igmaday?
Golaha Wakiiladu Ma Yahay Gole Ka Soo Baxay Hawlihi Qaranimo Ee Loo Igmaday, ISLA MARKAANA MA JIRAAN WAX DHAXAL GALA OO AY KA TAGAYAAN MUDADII...
Guushu Waa Midnimo: Xisbinimadaa ka Weyn Musharaxnimada
Garaadkaygu waa dhaafsan yahay , xaajo goboleede Dareenkaygu gooddiga sibuu , ii gilgilayaaye Guhaad iyo canaan buu hiyigu, ii gab-leeyahaye Inta garasho ii meel la’dahay , tayda...
Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye oo Kullan ay ku Xoojinayaan Diidmadooda Shirka Berri Furmaya Ku Qabsaday Hargeysa
Hargeysa(SLpost) - Musharaxiinta isbahaystay ee kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Xildhibaan Kijaandhe iyo Cabdicasiis Samaale, ayaa kulan qado sharaf ah ku leh hotelka Guuleed...
Wasiir Cukuse oo Ka Waramay Sooyaalka Saxaafadda iyo Suxufigii Hirgaliyey Warbaahinta Madaxa-banaan
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka hadlay munaasibad loo sameeyay xuska Maalinta saxaafadda Somaliland oo Hargeysa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

