Wasiir Xaglotoosiye oo Hambalyeeyay Dhiggiisii uu la Tartamayey, Sheegayna in Khaladaad ku Jiray Nidaamka Doorashada ee Xisbiga
Hargeysa(SLpost)-Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, waxaa ogolaaday inuu musharaxa madaxweyne xigeen ee Kulmiye noqdo 114 xubnood. Halka 230 Xubnood ogolaadeen Musharaxa Sayici, oo sidaa kaga...
Cukuse oo Si Ragganimo Leh Uga Dhabeeyay Balankii Uu Qaaday, Una Coddeeyay in aannu Muuse Noqon Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxa uu hore u sheegay in uu taageersan yahay saaxiibadiisii iscasillay iyo garabka isbahasga musharixiinta ee...
Cabdiraxmaan Saylici oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne-xigeen ee Kulmiye Iyo Xaglatoosiye oo Tartan adagi Dhex Maray
Hargeysa(SLpost):-shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan si toos ah uga socda magaalada Hargeysa ayaa mar kale loogu codeeyey musharaxa madaxweyne ku xigeen...
DEG-DEG: Muuse Biixi oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(SLpost):-Shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Hargeysa ayaa lagu doortay musharaxa madaxweynaha ee xisbigaasi. Xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye...
Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Hargeysa ka Furmay iyo Shir-guddoonka oo La Ansixiyey
Hargeysa(SLpost)-Waxa Saaka Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furmay shirkii 5aad ee golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa ka soo qaybgalay ku dhawaad 375...
Golaha Dhexe ee Kulmiye: Kala Doorashada Somaaliland iyo Reeroland
Golaha dhexe ee Kulmiye ayaa la filayaa saaka 10/11 inuu u fadhiisto go’aaminta masiirkii xisbiga, kii qaranka iyo kii ummadda. Sida la sheegay ,golahu...
Hargaysa: Ciidamada Amaanka oo Shirka Kulmiye Dartii Heegan loo Galiyay
Fariinta Wasiirka arimaha gudaha iyo Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland. Hargaysa(SLpost)-Iyadoo filayo in berri subaxa uu Hargaysa ka furmo shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa caawa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

