Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Dadweyne Dhigay Mudaharaad Salmi ah oo ay Kaga Cabanayaan Maamulka Xarrunta Agoomaha ee Kuwayt Ka Hirgalisay Hargeysa

Hargeysa(SLpost) – Mudaharaad salmi ah oo ay maanta dhigeen dadweynaha danyara ah ee degga berriga magaalada Hargeysa ilaa deegaanka Haleeya ayaa waxa ay kaga...

Jahowareerkii Odayga Iyagaa ka dambeeyey!‏

  Cali Xoriyo:   Helo…….;  Eddo ,  Alxamdu-lillaah,  maalintii dhaweyd ee madaxweynuhu hadlaayey aad   iyo aad baan ugu farxay ,  waayo ,  isaga oo aan sidan...

SOOMAALIYA: Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland oo Doortay Guddoomiye

Garoowe(SLpost)-Xildhibaanada Baarlamaanka maamul-goboleedka Puntland  ayaa maanta doortay gudoomiye cusub oo badali doona gudoomiyihii hore ee ay xilka ka qaadeen. Kulan ay maanta magaalada Garoowe ku...

Musharax Indho-Indho oo Sheegay in uu Hambalyeynayo Haddii Lagaga Guulaysto Xilka uu u Tartamayo

  Hargeysa (SLpost) – Musharraxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga Kulmiye Md Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho), ayaa shaaciyey inuu Hambalyeyn  Haddii lagaga Guulaysto Kursiga Madaxweyne-ku-xigeen ee uu...

Development of Somaliland Telecommunication Companies.

After Somaliland independence was declared in 18 may 1991, a different telecommunication companies was established and at this current time Somaliland has three telecommunication...

Xarunta Xuquuqal Insaanka ee Somaliland oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Kulan Caalami ah oo ay Ka Qaybgaleen

Xarunta Xuquuqal Insaanka ee Somaliland waxay ka qayb gashay 4tii ilaa 6dii November kulan caalami ah oo ay isugu yimaadeen difaacayaal xuquuqal insaan oo...

Garnaqsigii Xasan Cumar Hoorri: Hal Garawshiyo ah iyo Hal Gorfayn ah

  Waxaan akhriyay malahayga toddobaad ka hor qormo uu qoray aqoonyahanka islamarkaana ah qoraa farshaxan ah iyo indheer-garad; Xasan Cumar Hoorri. Qormada waxa uu Xasan uga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img