Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

“Dalka Somaliland Waa Dal Ku Taagan Jirrido Adag oo Duufaan Siyaasadeed Kastaa aanu Ruxi Karin” Kaysar

  Hargeysa (SLpost):- Wasiir Kuxigeenka cusub ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Ambassador Kaysar Cabdilaahi Maxamed, ayaa sheegay inuu dalka Somaliland jirido adag ku taagan yahay, isla...

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Sheegay in Qabyaaladdu ay Muftaax u Noqotay Siyaasadda Somaliland

  Hargeysa(SLpost)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay  tartankii xisbiga kulmiye,isagoo sheegay inuu  warwar wayn ka hayo ka hadal la’aanta arrimaha waawayn ee Somaliland, waxaanu...

Kulmiye Dalka Ma Ka Qaban Karaa Doorasho Xor Ah 2017?

“Wax aan u mahadnaqayaa saaxiibbadayda aan is lee yahay si gacaltinimo leh ama xigaalnimo ah ayay kaagaga hadheen tartankii murashaxa madaxweynennimo ee Maxamed Biixi...

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Qalab Diiwaangelinta u Muhiim ah Dalka Keenay

Hargeysa(SLpost) - Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku sheegay inuu dalka soo gaadhay qalab muhiimu ah diwaangalinta...

Axmed Siilaanyo iyo Nelson Mandella, Hogaamiyeyaal Wadaagay Taariikh iyo Geesinimo Dunida ku Yar

  Hogaamiyaha dalka Jamhuuriyadda Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo hogaamiyahii ladagaalanka midab kala sooca Koonfur Afrika ee Nelson Mandella, ayaa noqday laba hogaamiye oo...

Maraykanka Oo Malaayiin Doolar Dul Dhigay Helida Xogta Hogaanka Al-shabaab

Muqdisho(SLpost) - Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed ugu yaboohday cid kasta oo keenta akhbaar ku saabsan lix ka mid ah hoggaamiyayaasha kooxda mayalka...

Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Maalintiisii Labaad Gallay

  Hargeysa(SLpost) -Shirka xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad ka soconaya hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kadib markii shalay la doortay musharaxa madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img