Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Siilaanyo: “Weliba Sh. Samaale Aad Iigu Salaan Alla Muxuu Ninkaasi I Amaanay” Xirsi: “Laakiin Madaxweyne Beeshu Ma Muuse Biixi Oo Keliyaa……

      Xirsi:      Kii Maxamuud Xaashi  baa i soo wacaye in yar i suga,  hallow, Salaamu calaykum. Maxamuud Xaashii:  Xirsi waa walaal waa Maxamuud Xaashiye, odaygii...

SANAAG:Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo(SLpost) - Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxaa ka dhacay mudaharaad rabshado wata oo ay dhigayaan qaar ka mid ah bulshada degaanka Ceerigaabo....

Madaxweynaha oo ka Waramay Waayihii Kulmiye Soo Maray, Kana Hadlay Waxqabadka Xukuumaddiisa iyo Barnaamijkii Xisbiga

  Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta khudbad ka jeediyay madasha shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa waxa uu ka hadlay...

Wasiirka Maaliyadda oo Raashin iyo Hu’ loogu Talagalay 400 oo Qoys Ku Wareejisay Taliyaha Ciidamada Qaranka JSL

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL Marwo Samsam Cabd Aadan ayaa taliyaha ciidanka qaranka JSL waxa ay ku wareejisay raashin, bustayaal iyo bacaha roobka oo loogu...

Muuse Biixi Muxuu Ka Yidhi Madashii Lagu Doortay?

    Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ahaa u tartamayey musharaxa madaxweyne ee Xisbiga ayaa waxa shirka golaha dhexe ee saaka Hargeysa ka...

Hay’ad Caalami ah oo ku Baaqday in Ruushka Laga Joojiyo Ciyaaraha Fudud

  Moscow(SLpost)-Hay’ada caalamiga ah ee ka hortaga dawooyinka jidhka xoojiya ayaa ku baaqday in Ruushka laga mamnuuco tartamada ciyaaraha fudud, kaddib markii ay soo baxday...

Maxaa Ka Dambeeya Geeri ?

  Hebel ama heblaayo way geeriyootay/ wuu geeriyooday/way dhimatay/ wuu dhintay/way xijaabatay/ wuu xijaabtay. Maxaa ka dambeeya  dhimasho ama geeri aakhiro? Waxa ka dambeeya xisaab. Qof...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img