HomeShirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Maalintiisii Labaad Gallay

Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Maalintiisii Labaad Gallay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost) -Shirka xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad ka soconaya hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kadib markii shalay la doortay musharaxa madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka ee xisbiga Kulmiye uga qayb galaya doorashada 2017-ka. Waxa loo doortay guddoomiye Muuse Biixi iyo Madaxweyne xigeen Cabdiraxmaan Saylici.

 

Shirka maanta ayaa ajandihiisa lagu sheegay in dib u eegis lagu samaynayo xeerarka xisbiga Kulmiye, iyadoo xoogga la saarayo xeer hoosaadka golaha dhexe ee Kulmiye. Lama oga in waxka bedel lagu samayn doono iyo in sidiisa lagu dayn doono.

 

Sidoo kalena waxaa kulanka maanta qayb ka ah khudbad guddoomiyaha Kulmiye, ahna musharaxa xisbiga Muuse Biixi Cabdi ka jeedin doono shirka. Shalay ayuu sheegay inuu dib u dhiganayo khudbaddiisa, balse maanta ayaa laga filayaa inuu faahfaahiyo hawlihiisa musharaxnimo iyo arrimaha xisbiga ku gedaaman.

 

Sidoo kalena waxaa la filayaa in madaxweynaha Somaliland la guddoonsiiyo abaal marin. Madaxweynaha waxaa lagu maamuusayaa sida uu teeramkiisa labaad uga tanaasulay, maadaama kursi jacayl lagu yaqaan hogaamiyeyaasha Africanka.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories